Waryaa Jamac (Fader Jacob)
Waryaa Jamac, Waryaa Jamac
Miyaad hurudaa? Miyaad hurudaa?
Sacadii wey ciyesaa? Sacadi wey ciyesaa?
Kac oo toos!! Kac oo toos!!
Kac oo toos!! Kac oo toos!!
Waryaa Jamac, Waryaa Jamac
Miyaad hurudaa? Miyaad hurudaa?
Sacadii wey ciyesaa? Sacadi wey ciyesaa?
Kac oo toos!! Kac oo toos!!
Kac oo toos!! Kac oo toos!!