11. april 2019 | BEHOLDE somali
Dette er en tekst om syrer og baser. I teksten inngår Ph-skalaen og en liten oppgave. Temaet er knyttet til fenomener og stoffer i naturfag og passer for elever på 8.-10. trinn
Qoraalkani waa qoraal ku saabsan asiidhada iyo baysaska. qoraalku waxa kale oo ku jira darajada halbeeg Ph ga iyo su,aalo kooban. Mowduucu waxa uu la xiriiraa ifafaalaha iyo sayniska waxana uu ku haboonyahay fasalada 8-10.
Les mer
Tema: Påske
Kompetansemål: Eleven skal kunne beskrive påsketradisjoner, fortelle om Jesus sitt liv, død og oppstandelse
Beskrivelse: Her finnes det et tospråklig opplegg som passer for barnetrinnet og ungdomstrinnet.
Mowduuca: Ciida booskaha.
Ulajeedada casharka: Ardeydu waa in ay wax ka ogaadaan ciidda booskaha iyo Ciise noloshiisa.
Faahfaahin: Casharku waxa uu ku qoranyahay somali iyo noorwiiji waxana uuku haboonyahay dugsiga hoose dhexe.
Les mer
02. april 2019 | Saynis Natur 5-7
Her er en tekst og oppgaver som handler om lengde. Det passer både 5-7 og 8 trinn.
Kani waa qoraal ku saabsan dhererka. waxa uu ku haboonyahay ardeyda dhigata
fasalada 5-7 iyo 8.aad.
Les mer
02. april 2019 | Saynis Natur 5-7
Her er en tekst og oppgaver som handler om målinger. Det passer både 5-7 og 8. trinn.
Kani waa qoraal kooban iyo su,aalo ku saabsan cabirka.
Casharkani waxa uu ku haboonyahay adayda dhagata fasalada 5-7 iyo 8. aad.
Les mer
11. mars 2019 | Thai kategorier
Denne tek sten dreier seg om grunnstoffenes periodesystem. Temaet er knyttet til fenomener og stoffer i naturfag og passer for elever på 8.-10. trinn
Qoraalkani waxa uu ka hadlayaa habka kalgalka curiyayaasha. Casharku waxa uu la xiriiraa ifafaalaha iyo curiyayaasha ee maadada sayniska. Casharkani waxa uu ku haboonyahay ardeyda dhigata fasalada 8-10.
Les mer