nafo
Bildetema
Lexin-Ordbøker på nett
Flerspråkige Verb
Flerspråklige fortellinger
Matematikk begreper
Veiledning till foreldre
Skolekassa
Tospråklige undervisningsopplegg
Lumbrikus
NAFOs filmer

Handlingsplan-radikaliseringNettside om radikalisering

Dawladda noorway waxay soo diyaarisay qorshe loogu talo galay in lagaga hortago xagjirnimada iyo dhibaatooyinka argagaxisada. Barnaamijkaa waxaa u xilsaaran oo masuuliyaddeeda leh ciidanka bolliska dalkan,dugsiyada. Waxa kale oo ay dawladdu codsanaysaa in ay dhalinyarada muslimka ahi ka qayb qaataan sidii looga hortagi lahaa xagjirnimadda, waxaa kale oo iyana qayn ka ah qorshahan Minotenk, «Fredens ring» og JustUnity

Les mer

bufdirBarne-, ungdoms og familiedirektoratet (Bufdir) har laget animasjonsfilmer om tjenestetilbud og rettigheter til minoritetsfamilier som har barn med funksjonsnedsettelser.

Hayádda daryeelka caruurto waxa ay halkan idiinku diyaarisay buug yare iyo filim warbixino idinka siinayaa waxa aad xaq ugu leedihiin hayádaha kala duwan ee xukuumadda.

Halkan  Guji si aad akhrisato

Halkanna   Guji si aad u daawato macluumaadka.

 

IMG 0035Markering av morsmålsdagen på Verdensmesteren skole i Larvik
Maalintii 22 bisha mars ayaa magaaladda Larvik laga xusay maalinta caalamiga ah ee afka hooyo oo ku beegnayd 21 bisha febrayo oo laga xusaa meelo badan oo adduunyada ka mid ah. Iyada oo ay sannadkan ku beegmatay fasaxii jilaalka ,ayaa maalintan oo ah maalin ay go'aamisay hay'adda UNESCO ee qaramadda midoobay u qaabilsan waxbarasha ayaa waxa ujeeddada laga lahaa ay ahayd in la ilaaliyo luqadaha kala duwan ee lagaga hadlo caalamkan aynu ku noolahay.
Waxa la sheegaya in ay weli jiraan luqado sii dabar go'aya iyo kuwo dabar go'ay oo aan hadda laba isticmaalin. Si sare loogu qaado qiimaha ay leeyihiin luqada

Les mer

Morsmålsdagen 2014

Den internasjonale morsmålsdagen den 21.februar er en fin anledning til
å feire vårt språklige mangfold!

Xuska maalinta luuqadaha oo ku beegan 21.febrayar, oo ah maalin qadarin mudan ayaa waxa la idinku boorinayaa in la diyaariyo  xusas kala duwan. Sidaa awgeed iyada oo iskaashi lagala yeelanayo maktabadda luuqadaha,ayaa ladiyaarindoona buugaaga iyo sheekooyin lagu xusaya maalintaa morsmåldagen

Les mer

Barn i flerspraklige familier

xanaanooyinka,dugsiyada iyo shaqaalaha xarumaha caafimaadka si ay ugu noqoto fure ay ugaga faaiidaystaan wada hadalka iyaga iyo waalidiinta marka laga hadlayo horumarinta barashada afafka ee caruurta.

Buugyarahan waxaa lagu turjumay 19 luuqadood oo qoraal iyo codayn isugu jira. Bulshada aduunku intooda badani waxay ku hadlaan dhawr luuqadood. Ku hadalka luuqadaha badani waa aqoon weyn oo waxtar u ah qofka iyo bulshadaba. Luuqaddu waxa ay astaan u tahay qofka asal ahaantiisa, dhaqankiisa iyo xidhiidhka bulshadiisa taas oo lagama maarmaan u ah koritaanka caruurta iyo nolosha dadka waaweynba. Qoysaska ku hadla laba luuqadood amma in ka badan waxay u leedahay faa’iido badan taas oo xoojisa waxtarna u leh xanaanooyinka,dugsiyada iyo bulshaweyntaba.

Buug yarahani wxuu diiradda saari doonaa 10 suáalood oo waalidiintu iska waydiiyaan habka barashada luuqadah badan ee caruurtooda. Waxa kale oo buugyarahan loogu talagalay shaqaalaha

Ka dhex dooro afsoomaaliga xagga hoose

 

Les mer

nafo logo Innholdsansvarlig: Lene Østli , E-post: Denne e-postadressen er beskyttet mot programmer som samler e-postadresser. Du må aktivere javaskript for å kunne se den.   - www.morsmal.no