nafo
Bildetema
Lexin-Ordbøker på nett
Flerspråkige Verb
Flerspråklige fortellinger
Matematikk begreper
Veiledning till foreldre
Skolekassa
Tospråklige undervisningsopplegg
Lumbrikus
NAFOs filmer

Bog ku saabsan xagjirnimada

Handlingsplan-radikaliseringNettside om radikalisering

Dawladda noorway waxay soo diyaarisay qorshe loogu talo galay in lagaga hortago xagjirnimada iyo dhibaatooyinka argagaxisada. Barnaamijkaa waxaa u xilsaaran oo masuuliyaddeeda leh ciidanka bolliska dalkan,dugsiyada. Waxa kale oo ay dawladdu codsanaysaa in ay dhalinyarada muslimka ahi ka qayb qaataan sidii looga hortagi lahaa xagjirnimadda, waxaa kale oo iyana qayn ka ah qorshahan Minotenk, «Fredens ring» og JustUnity

Iyada oo qorshahaa laga duulayo ayay dawladdu diyaarisay bog tafaasiil ka bixinaaya wax ka qabashada iyo ka hortagidda xagjirnimada iyo argagixisada.Bogan waxaad ka heli doontaa talooyin iyo feejignaan haddii aad dareento wax la xiriira aafooyinkaa.

Regjeringens nettside om radikalisering

nafo logo Innholdsansvarlig: Lene Østli , E-post: Denne e-postadressen er beskyttet mot programmer som samler e-postadresser. Du må aktivere javaskript for å kunne se den.   - www.morsmal.no