nafo
Somali - Soomaaliga
Bildetema
Lexin-Ordbøker på nett
Flerspråkige Verb
Flerspråklige fortellinger
Matematikk begreper
Veiledning till foreldre
Skolekassa
Tospråklige undervisningsopplegg
Lumbrikus
NAFOs filmer

Shirweynaha Nafo 19-20 november 2018

Shir 2018Hayadda NAFO waxay ay shirkii sanadlaha ahaa ku qabatay magaaladda Jammacadda OsloMet ee magaalada Oslo markii ay taariikhdu ahay 19-20 november shirweynahan oo lagaga hadlaayaa sidii hore loogu marin lahaa afka hooyo oo ay ka soo qaybgaleen ku dhawaad 500 oo qof

Shirkaa waxaa maalintii hore lagu gorfeeyay faaíidooyinka afka hooyo u leeyahay ubadka,iyada oo aqoonyahanno ku xeeldheer cilmiga afafka ay ku soo bandhigeen hababka loo horumarin karo afafka. taas oo ay muxaadarooyinkasoo jeediyaan aqoonyahannu ku xeeldheer.

Maalintii labaad ee shirka waxay ay gaar u ahayd luuqadihii ka soo qayb galay oo ka koobnaa 12 luuqadood, in ay mid waliba gaarkeed u shirto. Qaybtii afka soomaaliga waxaa ka soo qayb galay 20 qof, taas oo lagu gorfeeyay sidii afka hooyo hore loogu marin lahaa, macalimiinta iyo kalkaaliyayaashsa dugsiyada Noorway wax ka dhigaana ay is kaashi u samayn lahaayeen. Shirkuna wxuu ku soo gabagaboobay is afgarad in xidhiidh joogta ah macalimiinta iyo kalkaliyayaashubu ay yeeshaan.xanaanooyinka. Waxa kale oo diiradda lagu saaray isku xidhnaashiiyaha macalimiinta iyo kalkaaliyayaasha. Waxakale oo lagu gorfeeyee oo soojeedin laga dhiibtay manhajka cusub ee afaka hooyo.

shir8shir3shir8


 

 

shir8

Shir2018 1

shir9

nafo logo Innholdsansvarlig: Lene Østli , E-post: Denne e-postadressen er beskyttet mot programmer som samler e-postadresser. Du må aktivere javaskript for å kunne se den.   - www.morsmal.no