nafo
Somali - Soomaaliga
Bildetema
Lexin-Ordbøker på nett
Flerspråkige Verb
Flerspråklige fortellinger
Matematikk begreper
Veiledning till foreldre
Skolekassa
Tospråklige undervisningsopplegg
Lumbrikus
NAFOs filmer

boolobooloTema: Den stygge andunge

Kompetansemål: lytte og samtale om personer og handlinger i eventyr og lære de viktigste kjennetegnene for eventyr, bruk av adjektiver.

Beskrivelse: et tospråklig opplegg som passer til elevene på 1.- 5. trinn, inneholder pashto–norsk ordliste, video og lydfiler, tekster, oppgaver og nyttige lenker

Casharka: Boolobooladii yarayd ee foosha xumayd

Yoolka casharka: dhagaysi iyo ka hadal ku saabsan shaqsiyaad iyo dhacdooyinka ku jira sheekada, barona calaamaadka ugu muhiimsan ee sheeko, isticmaalidda magac uyaalada.

Faahfaahin: Waa cahar laba loqadoodle ah oo ku haboon ardayda dhigata fasalada fasalada 1.-5.

Waxa u uka koobanyahay qoraalo, maqal, maqal iyo muuqaal, su,aalo, liis eroyo soomaali/ noorwiiji ah iyo bogag muhiim ah oo netka ah.

Les mer

Sheekadii seddexda orgi

bukkenebruse20bilde1Tema: De tre bukkene Bruse

Kompetansemål: Eleven skal kunne lytte og samtale om personer og handlinger i eventyr og lære de viktigste kjennetegnene for eventyr

Beskrivelse: Det er et tospråklig opplegg som passer til elevene fra 1.- 5. trinn. Opplegget inneholder Somali – norsk ordliste, lydfiler, tekster, oppgaver og nyttige lenker

Mowduuca: sheekaddii seddexda orgi

Yoolka: Ardeydu in ay dhageysan karaan kana hadli karaan dadka iyo dhacdooyinka  ku jira sheekada iyo inay bartaan sifooyinka muhiimka ah ee sheekada.

Qeexid: waa cashar laba luqadood ah oo ku haboon fasalada 1.aad ilaa 5naad. Casharku waxa uuka koobanyahay erayo somali iyo noorwiiji ah, cod, qoraal, su,aalo iyo boggag muhiima oo internetka ah.

Les mer

flersprakige verbWaxaan aad ugu faraxsanahay in aanu halkan idiinku soo bandhigno casharo ku saabsan naxwaha siiba falka(verb).Casharkani waxa uu ka koobanyahay qoraalo, codayn iyo arag maqal oo qeexaya is rogroga falka .Casharkani wuxuu kaa caawinayaa in aad isbarbar dhig ku samayso falka afsoomaaliga iyo afka noorwiijiga si aad u fahanto isticmaalkooda.Casharadani waxay ku turjuman yihiin 12 luuqadood, waxaana loogu talagalay in ay wax ku bartaan ardayda dhigata xanaanooyinka,dugsiyadda hoose/dhexe iyo waxbarashada dadka waaweyn. Waxa kaloo ka faaíidaysan kara waalidiinta ay caruurtooda wax ka barato dugsiyadda.Casharku wuxuu u qaybsayahay saddex qaybood, Qaybta xanaanooyinka, qaybta dugsiyada hoose/dhexe iyo qaybta casharada jimicsiga.Waxaanu idiin rajaynaynaa in aad ka faaíidatsan doontaan casharadan.
Guji sawira xagga sare ee bidix si aad u akhrisato casharka.

Hees caruureed

Hees CarruureedTema: Barnesang

Her skal barna lære om noe somaliske barnesanger.

innhold: Tekst og linker til barna sanger på film.

Halkan caruurtu waxa ay ku baranaysaa heesaha ilmaha, oo ka

kooban qoraal iyo arag iyo muuqaal.

Les mer

 

abc

Tema: Det somaliske alfabetet

I lenken under vil du finne et undervisningsopplegg om det somaliske alfabetet, om den alfabetisk rekkefølgen og forholdet mellom lyder og bokstaver.

Waa cashar loogu talagalay ardayda fasalada 1-3  oo qeexaya xarfaha iyo sida ay u kala horeeyaan iyo xidhiidhka ka dhexeeya dhawaaqa iyo xarafka.

 

Halkan ka sii Akhri

 

 

nafo logo Innholdsansvarlig: Lene Østli , E-post: Denne e-postadressen er beskyttet mot programmer som samler e-postadresser. Du må aktivere javaskript for å kunne se den.   - www.morsmal.no