nafo
Bildetema
Lexin-Ordbøker på nett
Flerspråkige Verb
Flerspråklige fortellinger
Matematikk begreper
Veiledning till foreldre
Skolekassa
Tospråklige undervisningsopplegg
Lumbrikus
NAFOs filmer

Dhegdheer sheeko Soomaali(Maqal iyo muuqaal ah)

Dhegdheer ved balet Dhegdheer 12A Dhegdheer 3 Dhegdheer 10
SOMALI - NORSK  PERSISK - NORSK TAMIL - NORSK URDU - NORSK

Halkan hoose waxaad ka daawan kartaan sheeko xariiraddii Dhegdheer oo oo filim kartoon lagu metalaayo. Taas oo lagu turjumay afafka persiga taamiilka iyo weliba noorwiijiga. Sawiradda filimka waxaa sawiray ardayda fasalka 2aad ee duhsga Hagaløkka iyo ardayda fasalka 7aad ee Vesyby skole. Ardaydu marka ay daawadaan sheekadan habab kala gedisan ayey u xiiseeyaan haddaba haddii ay ardaydu sawirka Dhegdheer haba kale amma muuqaal kale ay u sawiraan markay daawadaan fadlan noo soo dira si aanu u daabacno haddii aanu idinla qaadano. Waxaanu rajaynaynaa in caruurtu ay metelidoonaa sheekada markay daawadaa.

Daawasho wacan.

 

 

nafo logo Innholdsansvarlig: Lene Østli , E-post: Denne e-postadressen er beskyttet mot programmer som samler e-postadresser. Du må aktivere javaskript for å kunne se den.   - www.morsmal.no