nafo
Somali - Soomaaliga
Bildetema
Lexin-Ordbøker på nett
Flerspråkige Verb
Flerspråklige fortellinger
Matematikk begreper
Veiledning till foreldre
Skolekassa
Tospråklige undervisningsopplegg
Lumbrikus
NAFOs filmer

Saamarka Maanta

sam 1Kompetansemål: At elevene skal

-beskrive sentrale trekk ved samisk kultur og levemåte fram.

-bruke begrepene fortid, nåtid og framtid om seg selv og familien sin.

-søke på internett etter informasjon som er relevant om tema.

Ardaydu waa in ay qeexi karaan waxyaabaha muhiimka ah ee muujinaya dhaqanka saamarka.

Les mer

Tryg trafikkHayádda nabadgalyada wadooyinka waxa ay soo diyaarisay macluumaad ku saabsan sidii aad u dhaqmilahayd marka aad jidadka magaalada maraysid, taas oo waxtar u leh nabadgelyadada iyo ta dadka kaleba.

Macluumaadkan waxaa lagu turjumay luuqada badan oo kale ah carabi, tigrinja, pashto, dari, kurmandji, somali iyo engelsk. Macluumaadkani waxa uu isugu jiraa qoraalo,filimo iyo suáalo.

Guji halkan si aad u akhrisato.

landsdeler 250Tema: Landsdeler

Læringsmål: Eleven skal kunne plassere landsdelene på Norges-kartet, vite at Norge er delt inn i landsdeler og fylker og vite navn på landsdeler og fylker i Norge.

Beskrivelse: Opplegget passer for 4-7. Trinn. Materialet består av tekst med audio, oppgaver og nyttige lenker.

Mowduuca: Qaybaha dalka

Yoolka waxbarasho: ardaydu inay ku muujin karaan qaybaha dalka qariidada Noorway, ay ogaadaan in Noorway u qaybsantahay riijanno iyo gobollo aanay garan karaan magacyadooda.

Faahfaahin: Casharkani waxa uu ku haboonyahay ardayda dhigata fasalada 4-7. Waxa uu ka koobanyahay qoraallo , su,aalo, cod iyo mareego muhiim ah.

Les mer

 

cimilada 12 Tema: Vær og uvær

Beskrivelse: Dette opplegget om vær og uvær som kan brukes både i Somali og tospråklige undervisning og i naturfag for mellomtrinnet. Temaet er laget etter kompetansemålene til Kunnskapsløftet etter 4. årstrinn.

Kompetansemål: Mål for opplæringen er at elevene skal kunne beskrive i hovedtrekk hvordanVæret omfatter en rekke forskjellige fenomener som opptrer jordens atmosfære.

Casharkani waa cashar ku saabsan cimilada iyo duufaanada, laguna isticmaali karo xiisadda somaliga ama xiisadda sayniska. waxaana lagu saleeyey muqararka waxabarasho ee fasalada afraad.

Dulucda waxabarasho waa: Ardaydu in ay qeexi karaan astaamaha guud sida cimiladu u koobto ifafaalooyinka kala duwan ee ka qaybqaata cimilada adduunka.

Les mer

Qaramada Midoobay

FN-flaggetTema: FN

Kompetansemål: Å kunne gjøre rede hva FN gjør, menneskerettighetene, krig og fred, fattigdom og rikdom.

Beskrivelse: Opplegget passer til 3.kl og 4.kl og er lenket med filmer og oppgaver.

Casharkan waxaa loogu talagalay ardayda fasalka 3aad illaa 4aad in ay wax ka bartaan habka ay u shaqayso Qaramada midoobay iyo habka ay u shaqeeyaan . Sidoo kale waxtarka ay dunida u leeyihiin.

Les mer

Flere artikler …

  • 1
  • 2
nafo logo Innholdsansvarlig: Lene Østli , E-post: Denne e-postadressen er beskyttet mot programmer som samler e-postadresser. Du må aktivere javaskript for å kunne se den.   - www.morsmal.no