Hawlwadeenada mareegta Tema Morsmål waxa ay hambalyo iyo boogaadin u dirayaan dhammaan ummadda islaamka, munaasabadda Ciidal adxada awgeed.Waxa aanu leenahay bahweynta islaamka iyo akhristayaash moggan meelkastoo aad joogtaan cimri dheer bash bash iyo barwaaqo ciida ciideedda.Aamiin aamiin.
Tema: 17.mai
Kompetansemål: Elevene skal kunne forklare kvifor ein feirar 17. mai og 6. februar og fortelje om nasjonaldagane til andre land.
Tidsramme: 2t
I dette undervisningsopplegget skal elevene gjennom bruk av internettsider og lærerens og elevenes bakgrunnskunnskaper lære om 17.mai og andre nasjonaldager i et kontrastivt perspektiv.
Mawduuca: 17. mai
Wakhtiga shaqadda: 2xiisadood
Ulajeedada casharka: Ardaygu waa inuu barto sababta loogu dabaaldego 17.may iyo 6.abril iyo in laga sheekeeyo maalmaha dabaaldegga maalinta qaranka wadamada
Les mer
Tema: 1. mai
Kompetansemål: elevene skal kunne få mulighet til å bruke ulike kilder. At eleven skal kunne forklare hvorfor man feirer 1. mai og hvordan man feirer 1.mai i Norge.
Mowduuc. 1.da may
Goolka wax barasho: Ardaydu waa in ay isticmaali karaan ilo wareedyo kaladuwan. Ardaydu waa in ay sharixi karaan sobobta loo xuso 1.da maajo iyo sida looga xuso Norway.
Les mer
Maanta oo ay taariikhdu tahay 21 marso 2017 waxaa la xusayaa maalinta caalamiga ah ee loo asteeyay la dgaalanka midab kala sooca. Ururka Qaramada midoobay (FN) wuxuu ku dhawaaqay in sannakan 2017 la xoojiyo awoodana la saaro la dagaalanka midab kala sooca iyo ka hortagga nacaybka oo sanadihii u dambeeyay ku soo badanayay caalamka taas oo dhibaato badan ku haysaa dadyowga soo galootiga ah. Waa in la sugu xuquuqda binu Aadanka iyada oo aan loo eegin midab,jinsi iyo diinta uu aaminsanyahay qof.
Les mer
Tema: Demokrati og diktatur
Læringsmål: Forklare skilnader mellom å leve i et demokrati og i et samfunn uten demokrati
Innhold: Undervisningsopplegget består av tekst, oppgaver, ordliste, film og lenker og tilpasset mellomtrinnet, 5-7 trinn
Casharka: Dimuqraadiyadda iyo Diktaatoorka
Yoolka casharka: In uu ardaygu qeexi karo faraqa u dhaxeeya bulsho dimuqraadi ah iyo mid aan ahayn.
Les mer