Tema: Livssynshumanismen
Mål: Eleven skal kunne forklare hva et humanistisk livssyn er, samtale om bakgrunn og særpreg for Human-Etisk Forbund i Norge og livssynshumanismen i verden
Trinn: 8. - 10. trinn
Casharka: Aragtida nolosha ee bani,aadminimo
Yoolka: Ardeygu waa in uu qeexi karaa waxa aragtida bani,aadminimo tahay, uuna ka hadli karaa waxyaabaha saldhaigga u ah ururka bani,aadanka iyo anshaxa ee Noorway iyo ururka aragtida nolosha bani,aadminimo ee aduunka. Casharku waxa uu ku haboonyahay fasalada 8.-10. naad.
Les mer
Tema: Den industrielle revolusjonen
Læringsmål: Eleven skal kunne: Hva var årsakene til den industrielle revolusjonen?
Hvorfor skjedde det i Storbritannia? Hvilke konsekvenser hadde det for samfunnet?
Trinn: 8.- 10. trin
Casharka: Kacaankii warshadaha
Yoolka: Ardeydu waa in ay fahmaan: Waa maxay sobobaha keenay kacaankii warshaduhu?
Waayo uu kacaankii warshaduhu uga dhashay Ingiriiska? Cawaaqib noocee ah ayuu bulshada ku keenay?
Casharku wuxu ku haboonyahay ardayda dhigata
fasalada 8-10.
Les mer
Merkur er Solens nærmeste planet og den åttende største. Merkur er mindre i diameter enn Jupitermånen .
Meeraha Merkur oo Soomaaliduna utaqaano Libdhe ahna Xidig caan ka ah geyiga Soomaalidu degto waa meeraha ugu xiga Qoraxda waana meeraha labaad ee ugu baaxada yar Habqorexeedka,isla markaana ah kakeliya ee faraqa heerkulkiisu yahay mid aad u ba'an.
Meeraha Mercury waa meeraha ugu xiga Qoraxda waana meeraha labaad ee ugu baaxada yar
Les mer
Adiga ayaa goáanka iska leh waa aqoon loogu tala galay ardayda dhigata dugsiyada dhexe iyo kuwa sare.Taas oo Fikrado iyo xaqiiqooyin ku saabsan internetka,moblika iyo ka gaashaamadka
shakhsiga siinaysa ardayda iyo waalidiintaba.
Du bestemmer er et gratis undervisningsopplegg for elever på mellomtrinnet, ungdomstrinnet og videregående. Tanken bak prosjektet er å bidra til at elever utvikler et reflektert og bevisst forhold til de aktivitetene de bedriver på nett og mobil. Også foreldre har en svært viktig rolle når det gjelder å bidra til at elever blir gode og trygge nettbrukere.
Buug yarahan waxaa lagu turjumay Adigaa goaanka leh luuqadaha urdu, somali iyo arabisk.