- 0
- 1
- 2
CARRUURTA QOYSASKA LUQOOYINKA KALA DUWAN KU HADLAHagid ku socota waalidka iyo shaqaalaha xannaanooyinka iyo xarumaha caafimaadka hooyada iyo ilmaha. Wixii faahfaahin ah ka aqriso ... tirsdag, 25 mai 2010 | Hits: 297 Read more |
Link-yo aad ka dalban karto buugag ku qoran af-soomaaliWaxaad link-yada hoos ku qoran aad ka dalban kartaa buugag ku qoran af-soomaaliga ee ka faa'iideysi ... onsdag, 5 mai 2010 | Hits: 395 Read more |
Kulan lagu mideynayo eray bixinta afka soomaaliga![]() Aqoonyahannada Somaliland, Puntland iyo Soomaaliya oo isugu Yimi Kulan Lagu Midaynayo Erey-bixinta Manhajka Dugsiyada Hoose/dhexe. Laba iyo soddon (32) aqoonayahan oo ka kala socda Somaliland, Puntland iyo Soomaaliya, ayaa makii ugu horreysay shalay isugu yimi aqoon... tirsdag, 2 februar 2010 | Hits: 397 Read more |
Jaamacadda Hargeysa oo Heshiis Iskaashi la Saxeexatay Mid ka Mid ah JaGuddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa Dr. Xuseen Cabdillaahi Bulxan, ayaa Isniintii toddobaadkan qallinka ku duugay heshiis rasmi ah oo lagu mataanaynaya Jaamacadda Hargeysa iyo Jaamacadda Carleton oo ka mid ah jaamacadaha ugu waaweyn ee ku yaal dalka ... tirsdag, 2 februar 2010 | Hits: 449 Read more |
Shirka barayaasha afka hooyo ee wadanka Norway.![]() Shirka barayaasha afka hooyo ee wadanka Norway oo la qaban doono markiisii ugu horeeyay 14 ilaa 15 april ... tirsdag, 8 desember 2009 | Hits: 781 Read more |
Jaamacaddaha Malaysiya iyo waxa lagu barto![]() Hussein Onn Waa mid ka mid ah jaamacaddaha ugu caansan dalka Malysiya oo hadda ay arday badan oo soomali ahi ay wax ka bartaan. waa maqaal kooban oo ku saabsan taariikhdii jaamacada iyo waxa lagu ... torsdag, 8 oktober 2009 | Hits: 323 Read more |
Shirka barayaasha afka hooyo ee wadanka Norway.
08. desember 2009
Shirka barayaasha afka hooyo ee wadanka Norway oo la qaban doono markiisii ugu horeeyay 14 ilaa 15 april 2010.
Waxaa laga codsanayaa macallin kasta oo soomaaliyeed oo wax ka dhiga wadankan Norway inuu ka soo qeyb galo shirkan oo looga wada hadli doono sidii wax loogu qaban lahaa caruurta soomaaliyeed ee ku nool dalkan.
Macallinku haddii uu yahay mid dhiga afka hooyo (morsmålslærer, to språkliglærer ama macallin dhiga maadooyinka allmin-ka) intuba waa muhiim inay ka soo qeyb galaan shirkan.
Wixii qarash ah oo ku baxaya macallinka waxaa qeybsanaya degmadda uu macallinka degan yahay iyo wasaaradda waxbarashadda, waxaa looga baahan yahay macallinka inuu isa soo diiwaan geliyo ama la soo xiriiro qoraha bogan Mohamed Hassan, mbl. 98048532 ama email. Denne e-postadressen er beskyttet mot programmer som samler e-postadresser. Du må aktivere JavaScript for å kunne se adressen
Shirkan waxaa qabanqaabinaya degmadda Larvik oo loo xilsaaray inay mas’uul ka noqoto boggan ku qoran luuqadda afka hooyo. Waa bog loogu talo galay inay ku wada xiriiraan macallimiinta, ardeyda iyo waalidiinta. Waa bog haddii RABBI idmo aynu wax badan uga faa’iideysan doono.
